by Banaadir | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dhaqaatiirka Caafimaadka ee Sacuudiga ayaa Malintii Khamiista ahayd si guul leh u kala soocday ama u kala Fujisay laba canug oo Somali ah laguna kala Magaca, Rahma iyo Ramla, Kadib qalliin adag oo qaatay 12 saacadood oo xiriir ah oo ka dhacay magaalada Riyadh....
by Banaadir | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay dastuurka kama-dambaysta ah ee dalka, kaas oo dhigaya in muddada xilka Madaxweynaha ay noqoneyso shan sano, sida ku cad qodobada cusub ee dastuurka. Arrintan waxay ka dhigan tahay in Madaxweyne Xasan...
by Banaadir | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu maamuusayay laguna sagootinayay Kaaliyihii hore ee Amniga NISA, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha...
by Banaadir | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LOCAL NEWS, WARARKA
Iskahorimaadka sii xoogeysanaya ee udhexeeya Maraykanka iyo Iiraan ayaa muujinaya in labada dhinac ay ku shaqeynayaan laba jadwal oo siyaasadeed oo aad u kala duwan, taas oo saameyn ku yeelan karta sida dagaalku u socdo iyo sida uu ku dhammaan karo. Maamulka...
by Banaadir | Mar 5, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS
Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGC) ayaa sheegay in ciidamadooda badda ay saaka aroortii hore weerareen islamarkaana gantaal ku dhufteen markab shidaal oo Mareykan ah oo marayay waqooyiga Gacanka Carbeed. War ay IRGC soo saartay ayay ku sheegtay in...