Pakistan oo Weerar Duqeyn ah ka fulisay Gudaha Afgaanistaan

Pakistan ayaa habeenkii xalay ahaa fulisay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah kooxo hubeysan oo ku sugan dalka deriska la ah, Afghanistan, halkaasoo dowladda Afghanistaan ay sheegtay in carruur iyo dad kale oo badan ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen. Dowladda Pakistan ma...