• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

Ciidamada Mareykanka Oo Diyaar U Ah Inay Weeraraan Iran & Donald Trump Oo Wali…

by Banaadir | Feb 19, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS

Warbaahinno kala duwan oo Maraykan ah ayaa sheegay in militariga Mareykanka uu diyaar u yahay suurtagalnimada duqeymo ka dhan ah Iran, xilli laga yaabo inay bilaabmaan toddobaadkan dhammaadkiisa, iyagoo soo xiganaya ilo aan magacyadooda la shaacin. Wareegga Labada...

Madaxweyne Erdogan Oo Digniin Culus Kasoo Saaray Aqoonsiga Israa’iil Ee Somaliland

by Banaadir | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii sheegay in aqoonsiga ay Israa’iil siisay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland uusan wax faa’iido ah u lahayn Somaliland lafteeda iyo guud ahaan gobolka. Bishii Diseembar, Erdogan...

Wasiirka Gaashaandhigga Iyo Masuuliyiin Kale Oo Maanta Tagay Deegaano Laga Saaray Al-Shabaab + Sawirro

by Banaadir | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaannada Sabiid iyo Caanoole...

Wareegga Labada Wadahadallada Mareykanka Iyo Iran Oo Ka Dhacaya Geneva

by Banaadir | Feb 17, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS

Wareega labaad wadahadallo xasaasi ah oo ku saabsan barnaamijka nukliyeerka ayaa la filayaa in ay dhex maraan Mareykanka iyo Iiraan, kuwaas oo lagu qaban doono safaaradda Cumaan ku leedahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan,...

Xasan Sheekh Oo Maanta La Kulmaya Deni Iyo Axmed Madoobe

by Banaadir | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad qado-sharafeed u fidiyay xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya  oo ay ku jiraan madaxweynayaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka si ay uga qeybgalaan kulan lagu...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.