by Banaadir | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in lagu dilay wiil dhallinyaro ahaa. Allaha u naxariistee marxuumka oo lagu magacaabi jiray Fatxi Madhooke ayaa waxaa toogasho ku dilay askari ka tirsan ciidamada dowladda oo sida la...
by Banaadir | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Tamiim Bin Hamad Al-Thaani. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa wadahadalkooda diiradda ku...
by Banaadir | Feb 16, 2026 | ENGLISH NEWS
The Somali National Army (SNA), in coordination with international partners, carried out an airstrike targeting Al-Shabaab militants who were planting landmines along the road connecting the areas of Masaajid Ali Gaduud and Daaru Salaam in the Middle Shabelle region,...
by Banaadir | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka Qaramada Midoobay, kaas oo ka qabsoomay magaalada Addis Ababa, kana mid ahaa kulan-doceedyada muhiimka ahaa ee Shir...
by Banaadir | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM [African Peer Review Mechanism (APRM)], oo ah habraac uu aas-aasay Midowga Afrika si dalalka xubnaha ahi ay isu qiimeeyaan, isu la...