DEG DEG: Rooble Oo Loo Diiday Inuu Galo Xarunta Xalane

War goor dhoweyd nagasoo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble laga hor istaagay xarunta Xalane ee ku dhex taala garoonka diyaaradaha Aadan Caddr ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ammaanka...