by Banaadir | Mar 5, 2026 | WARARKA
War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay, isla markaana hambalyo loogu diray go’aanka taariikhiga ah ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku ansixiyeen Dastuurka dalka 04/03/2026,...
by Banaadir | Mar 5, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Sarkaal sare oo ka tirsan milatariga dalka Iran ayaa ku hanjabay in Tehran ay beegsan doonto xarunta nukliyeerka ee Dimona ee ku taalla Israa’iil, haddii Mareykanka iyo Israa’iil ay sii wadaan dadaallada lagu doonayo isbeddel maamul (regime change), sida ay werisay...
by Banaadir | Mar 4, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS
Wararka ka imanaya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ay riday gantaal ballistic ah oo ku wajahnaa dhanka Turkey, kaas oo ay hawada ku qabteen nidaamyada difaaca cirka ee gaashaanbuurta NATO ee ku sugan Bariga Badda Mediterranean-ka....
by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa si weyn u soo dhaweysay ansixinta rasmiga ah ee Dastuurka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay cod aqlabiyad ah maanta ku meel mariyeen Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka...
by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaanada Baralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah u ansixiyay wax-ka-beddelka dastuurka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya kaddib markii labada Aqal ay muddo ka shaqeynayeen dib-u-eegista iyo sixidda qodobbada lagu muransanaa. Kulanka oo ay ka qeyb...