by Banaadir | Jan 18, 2026 | WORLD NEWS
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar ay maleeshiyada Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ciidanka ayaa hadda si buuxda gacanta ugu haya deegaanka, ka dib markii cadowga loo geystay jab xooggan...
by Banaadir | Jan 18, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo gobolka Shabeellada Dhexe ayaa ku waramaya in dagaal uu ka socdo duleedka degmada Warsheekh. Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in weerarka ku biloowday qaraxyo ay ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin duleedka...
by Banaadir | Jan 17, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laasacaanood ku qaabilay, wafdi ka socda Dowladda Jabuuti oo ka qeyb galaya Munaasabadda caleemo-saarka madaxda la doortay ee Dowlad Goboleedka...
by Banaadir | Jan 17, 2026 | LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa billowday inay qalab iyo agab militari kala baxdo Soomaaliya, iyadoo saddex diyaaradood oo xamuul ah oo sida agabka dowladdaas ay Khamiistii ka duuleen Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ilo...
by Banaadir | Jul 6, 2025 | WARARKA
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii nin qurbejoog ahaa oo ka yimid dalka Ingiriiska, si arxan darro ah loogu dilay gudaha magaalada Muqdisho. Zakariye Maxamud Maxamed oo ah marxuumka la...