by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa xalay xabsiga dhigay Axmed Cabdi Maxamuud Hurre. Hurre oo lataliye sare u ah madaxweynaha Puntland ayay Ciidamada booliiska kasoo xireen hoteelkii uu ka deganaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxana lagu eedeeyay inuu...
by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada gurmadka degdegga ah, shaqaalaha ambalaasta iyo booliiska ayaa weli ku sugnaa goobta uu ka dhacay dab sababay dhimashada shan qof oo ka tirsan qoys Soomaaliyeed. Dadka geeriyooday ayaa ahaa waalidiin da’doodu u dhaxaysay 30 illaa 40 sano jir iyo saddex...
by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa sheegay utagoo gudanaya waajibaadkooda sugidda amniga iyo ilaalinta shacabka inay xalay gacanta kusoo dhigeen eedysane lagu magacaabo Axmed Cabdi Maxamuud Hurre, kaasoo lagu tuhunsan yahay inuu qeyb ka ahaa falal liddi ku ah amniga...
by Banaadir | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktas. Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa diiradda lagu...
by Banaadir | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Somaliland ayaa sheegtay in aqoonsiga ay ka heshay Israa’iil uu fursad weyn u noqon karo horumarinta dekedda Berbera. Si kastaba, iyadoo gantaallo is dhaafsanayaan dalalka gobolka, falanqeeyayaal ayaa ka digaya in tallaabadaasi sidoo kale ka dhigi karto Berbera...