by Banaadir | Jun 19, 2025 | ENGLISH NEWS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS
MOGADISHU, (Banaadir24) – Somalia’s federal government and the United Nations Development Programme (UNDP) on Wednesday endorsed a new police reform blueprint aimed at strengthening law enforcement capacity and improving community trust in policing. The plan, known as...
by Banaadir | Jun 19, 2025 | ENGLISH NEWS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS
MOGADISHU (Banaadir24) — In a bold move to harness its rich marine resources, Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy has finalized a strategic fisheries cooperation agreement with a Turkish firm, marking a significant milestone in the nation’s economic...
by Banaadir | Jun 16, 2025 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa ka fiirsanaya in si weyn loo ballaariyo xayiraadda socdaalka ee horey loo saaray dalal ay ku jirto Soomaaliya, iyadoo la qorsheynayo in gelitaanka Mareykanka laga mamnuuco ilaa 36 waddan oo dheeraad ah, sida lagu sheegay warqad...
by Banaadir | Jun 16, 2025 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS
Waxaa maalinta barri ah oo ku beegan 16-ka bishaan ka furmaya magaalada Muqdisho Gogoshii uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Madashaan waxaa ka qayb gelaya wufuud kala duwan oo ka kala imaanaya...
by Banaadir | Jun 16, 2025 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS
Kooxda Arxan-laawayaasha Khawaarijta Al-Shabaab ayaa qarxiyay, islamarkaana gabi ahaanba burburiyay, Buundada deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose. Buundada ayaa ah meelaha ugu muhiimsan ee kaabayaasha dhaqaalaha deegaanka ku hareereysan iyo guud ahaan Gobalka,...