by Banaadir | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu kala hadlay xaaladda guud ee siyaasadda dalka iyo xoojinta hannaanka curdunka ah ee...
by Banaadir | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa lagu dilay weerar ballaaran oo ay fuliyeen dalalka Israa’iil iyo Marrykanka, sida ay xaqiijisay warbaahinta dowladda Iran subaxnimadii Axadda. Geeridiisa ayaa mugdi gelisay mustaqbalka Jamhuuriyadda Islaamiga ah...
by Banaadir | Feb 28, 2026 | DUNIDA, WARARKA
Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, Ayatollahi Ali Khamenei , oo dalkaas u rogay quwad si adag uga soo horjeeda Mareykanka isla markaana ballaariyay saameynta milatari ee Iiraan ku leedahay Bariga Dhexe, ayaa lagu dilay duqeymo ay si wadajir ah u fuliyeen Israa’iil iyo...
by Banaadir | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Deni ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu Waxba Kama jiraan kasoo qaado tallooyinka ay siiyaan madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed....
by Banaadir | Feb 28, 2026 | ENGLISH NEWS
Hassan Sheikh Mohamud, held a meeting late last night with a group of Puntland politicians currently in Mogadishu who had previously relocated from Puntland and are known critics of Puntland President Said Abdullahi Deni. According to sources familiar with the...