by Banaadir | Feb 28, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS
Israa’iil ayaa maanta oo Sabti ah weerar ay ku tilmaamtay hortag ku qaaday Iran, sida uu shaaciyey Wasiirka Difaaca Israa’iil. Wararka ka imaanaya Tehran ayaa sheegaya in qaraxyo la maqlay, inkastoo sababta qaraxyada weli aan la caddayn. Maalmihii u dambeeyey,...
by Banaadir | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaliilay duqeymaha Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in duqeymaha Cirka re Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya aanan lagala tashan dowladda federaalka Soomaaliya islamarkaana ay waxyeello...
by Banaadir | Feb 28, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Soomaaliya ayaa gashay sanad taariikhi ah oo go’aan qaadasho leh—2026—xilli la filayo in dalka ay ka dhacaan doorashooyin weli muran siyaasadeed hareeyay. Si kastaba ha ahaatee, walaaca la xiriira hannaanka doorashada waxaa sii xoojiyay tirooyin naxdin leh oo ka soo...
by Banaadir | Feb 27, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Soomaaliya ayaa wajahaysa xiisado siyaasadeed oo isa soo taraya iyo caqabado amni, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo doorashooyinka la qorsheeyay sanadka 2026. Doodaha la xiriira dib u habaynta nidaamka doorashooyinka iyo xiriirka u dhexeeya dowladda federaalka iyo...
by Banaadir | Feb 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Galdogob waxaa ka dhacay dhacdo si weyn looga hadal haayo guud ahaan deegaanada Puntland. Ciidamada ammaanka Puntland oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa arrin lama filaan ah ku sameeyay nin halkaas maalin kahor ku dilay qof safar ahaa isagoona mid kale...