• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS
Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay

Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku bogaadiyay sida ay uga soo dhalaaleen gudashada waajibkooda ee sugidda amniga iyo sida ay u suurtageliyeen in shacabka Soomaaliyeed ku...
Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…

Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) iyo saraakiil ka tirsan CXDS ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka iyo kuwa difaaca deegaannada...
Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo

Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maxkamadda Cadaaladda Bariga Afrika oo mar kale dhegeysan doonta dacwadda xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC Maxkamadda Cadaaladda Bariga Afrika ayaa mar kale dhegeysan doonta dacwadda la xiriirta xildhibaannada sagaalka ah ee Soomaaliya ku metelaya...
Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi

Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Ahmed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku baaqay in la ilaaliyo dastuurka dalka isla markaana la helo doorasho lagu heshiiyo oo dalka ka qabsoonta. War-saxaafadeedka oo ka...
Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…

Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dhalinyaro ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland oo dhawaan tababar shaqo ugu baxay dalka Israa’iil ayaa weli ku sugan halkaas, xilli ay dalkaasi ka dhacayaan weerarro dhinaca cirka ah oo kordhiyay walaaca laga qabo xaaladda amni. Dhalinyaradan...
« Older Entries

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.