by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka naga soo gaaraya Degmada Dayniile ayaa sheegaya in maanta carro tuur la dhigay qaybo ka mid ah jidka Warshadaha, gaar ahaan inta u dhexeysa Aargada Dayniile iyo dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Dadka deegaanka ayaa sheegay in tallaabadan ay si...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga Puntland iyo Mudanayaasha Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Shirkaasi ayaa ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada Puntland ee...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa laga waayay liiska madaxda ay Dowladda Qatar uga mahadcelisay garab istaagga ay muujiyeen kaddib xiisaddii amni ee ka dhalatay weerarrada uu Iiraan ku qaaday dalalka gobolka. Arrintan ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Hantiwadaag oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay nin lagu tilmaamay inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa booqasho ugu tegay xildhibaanadii laga hor istaagay inay u safraan magaalada Garoowe, halkaas oo ay ka jeediyeen hadallo ay ku dhaliileen Madaxweynaha...