by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wakiillo ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Madoobe, iyagoo kala hadlay arrimo la xiriira wax ka bedelka Dastuurka KMG ah ee dalka. Wararka laga helayo kulanka ayaa sheegaya...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Senator Maxamed Cismaan Majiino, oo laba maalin ka hor Garowe u raacay Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni, uu dib ugu soo laabtay Muqdisho, isla markaana uu hadda ku sugan yahay Villa Soomaaliya, halkaas oo uu shir kula leeyahay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Sida ilo wareedyo rasmi ah aan ka helnay, xildhibaannada beelaha Digil iyo Mirifle ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa si cad uga soo horjeestay hindisaha wax ka beddelka Dastuurka Kumeelgaarka ah ee...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ku xayiran Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Dowlad Goboleedka Puntland. Xildhibaannadan ayaa shalay laga soo celiyay magaalada Garoowe, iyagoo doonayay inay u...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), oo kaashanaya Ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM gaar ahaan kuwa Uganda, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta deegaanada Mubaarak iyo Daarusalaam ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan oo qayb ka ah...