by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Puntland ayaa si kulul uga hadashay, isla markaana warsaxaafadeed kasoo saartay tallaabadii dowladda Soomaaliya ay hawada uga celisay diyaaradii siday Xildhibaannada ee ku wajahneyd Garoowe. Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa lagu Eedeeyay in...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Iran ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Erbil, sida ay werisay Kurdistan24. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in jugta qaraxyo culus laga maqlay gudaha iyo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani, iyagoo ka wada hadlay xaaladda amni ee gobolka iyo xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal. Intii uu socday...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shacabka u safri lahaa magaalada Garowe ee ka ambabaxaya Muqdisho ayaa lagu wargeliyey in shirkadaha duulimaadyadu ay joojiyeen safarada u dhexeeya labada magaalo, arrin dhalisay walaac iyo su’aalo ku saabsan sababta keentay arrintaan. Wararka la helayo ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed rasmi ah ka soo saaray tallaabadii lagu soo celiyey xubno isugu jiray xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo shacab ku wajahnaa magaalada Garowe. Qoraalka Golaha ayaa lagu sheegay in...