by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya sida Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh, Wasiirka Tamarta Cabdullaahi Bidhaan iyo Wasiiru dowlaha Maaliyada Wasiir Xaange oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa tegay Hotel Airport, iyagoo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Jubaland ku qaabilay xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Jubaland. Xildhibaannadan oo gaaray magaalada Kismaayo ayaa halkaas u yimid shir...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Puntland, Abdirisak Ahmed Said, ayaa si kulul u cambaareeyey falal uu ku tilmaamay caburin iyo khatar-gelin ay ku kacday Dowladda Somalia, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday xildhibaanno iyo shacab musaafiriin ah oo ku sii jeeday...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku muujiyay walaac ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha la xiriira khilaafaadka u dhexeeya dowladda...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ruqsaddii duulimaadyada kala noqotay Shirkadda Diyaaradaha Daallo, kadib markii lagu eedeeyay inay laba jeer khatar gelisay nolosha muwaadiniin iyo masuuliyiin...