by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah uu uga bilowday gobolka Shabeellaha Hoose howlgal amni oo ballaaran, kaas oo loogu magac daray “Howlgalka Hillaac”, laguna beegsanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Diyaarad siday xildhibaanno deegaan doorashadoodu tahay Puntland, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa dib loogu celiyay magaalada Muqdisho wax yar kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kooxo hubeysan ayaa gudaha dalka Koonfurta Suudaan ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Sheekh Aadam, sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa. Marxuumka oo ka shaqeynayay darawalnimo ayaa la sheegay in kooxaha hubeysan ay ka dejiyeen gaari uu...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jubaland, Ahmed Madoobe, ayaa si rasmi ah ugu yeeray xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku metela deegaanada Jubaland in ay ka soo qaybgalaan kulan wadatashi ah oo ka dhacaya magaalada Kismaayo. Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Degaanka Qansaxle oo hoostaga degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa waxaa aroornimadii maanta laga helay meydka haweeney lagu magacaabi jiray Xaali, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyskeeda. Wararka ayaa sheegaya in gabadha is daldashay, iyadoo xarig iska soo...