by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Iran ayaa mar kale weerar ku qaaday qaar ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta, iyadoo qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Dooxa iyo Abu Dhabi. Saraakiisha hawada ee waddamada Khaliijka ayaa shaaca ka qaaday in hawada waddamada ay maanta si ku-meel-gaar ah u...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Cummaan ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada militari ee ay Mareykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran, iyadoo ka digtay in colaaddaasi ay sii ballaarin karto xiisadda gobolka. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cummaan ayaa lagu sheegay in ficilladan ay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor intii aysan kicin diyaaraddii siday wafdiga Madaxweynaha Puntland ee shalay ku wajahnaa magaalada Garowe, uu khadka taleefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud,...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Waxaa la xaqiijiyay geerida xoghayihii Golaha Difaaca Qaranka ee Iiraan, Cali Shamkhani, iyo taliyihii guud ee ciidanka Iiraan, Jeneraal Maxamed Baakboor, kaddib weerarro la sheegay inay fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil gudaha Iiraan. Sida ay werisay Al Jazeera,...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada ammaanka ee Degmada Marka, xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa xalay gacanta ku dhigay miino la doonayay in lagu waxyeelleeyo amniga magaalada. Wararka laga helayo saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya in miinadan lagu qabtay nin lagu magacaabo Yuusuf...