by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Kumanaan qof oo Iiraaniyiin ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka waaweyn ee caasimadda Tehran, iyagoo ka barooranaya dilka hoggaamiyaha sare ee dalka Iiraan, Ali Khamenei. Bannaanbaxa oo ahaa mid si weyn loo abaabulay ayaa lagu qabtay fagaarayaal kala duwan oo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u cambaaraysay weerarrada ay Iiraan ku qaaday dalal ka tirsan Khaliijka, sida uu ka sheegay Golaha Ammaanka ergeyga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) Danjire Abuukar Balle. Hadalkan ayaa laga jeediyay fadhi uu...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warsaxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Ilaalada Kacaanka Iiraan ee Islamic Revolutionary Guard Corps (IRGC) ayaa si kulul uga hadlay dilka loo geystay hoggaamiyaha sare ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, iyada oo lagu ballanqaaday tallaabooyin adag oo jawaab celin...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay weerarradii ugu dambeeyay ee ay Iiraan ku beegsatay dalalka walaalaha ah ee kala ah Imaaraadka Carabta, Dowladda Qatar, Dowladda Kuwait, Boqortooyada Baxrayn, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyo Boqortooyada Urdun. Warsaxaafadeed...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa sheegay in fuliyeen howlgallo qorsheysan, kuwaas oo lagu dilay in ka badan 40 xubnood oo kamid ahaa dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab. Howlgalladaan ayaa si gaar ah...