• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

Sacuudiga oo cambaareeyay weerarka Iiran ee Dalalka Bariga Dhexe

by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA

Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si adag u cambaareysay weerarrada ay Iiraan ku qaadday dalal ka tirsan gobolka, iyadoo ku tilmaantay falalkaasi kuwo khatar gelinaya amniga iyo xasilloonida Bariga Dhexe. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha...

Maamulka Koonfur Galbeed oo dal ku joog ka raba Ajaanibta digniina u diray

by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo saartay amar lagu farayo in dib loo bilaabo bixinta adeegga Dal-ku-joogga, si loo hormariyo tayada iyo hufnaanta adeegyada ay bixiyaan hay’adaha dowladda. Go’aankan ayaa si gaar ah u khuseeya ajaaniibta ka...

Iiraan oo jawaab ka bixisay weerarkii lagu qaaday iyo qaar kamid ah dalalka Carabta oo holcaya

by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA

Iiraan, waxay u muuqataa inay adeegsanayso awoodeeda oo dhan si ay u joojiso duullaanka wadajirka ah ee Mareykanka iyo Israa’iil,iyadoo markii u horreysay ay si wadajir ah Iiraan u weerarrayso; dhulka ay heysato Israa’iil iyo dhammaan saldhigyada...

Dacwad laga gudbiyay Ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmada Buurhakaba

by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xildhibaanada ka soo jeeda Buurhakaba ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa warqad rasmi ah u diray Guddoomiyaha Midowga Afrika, iyaga oo ka digay faragelin ay ku eedeeyeen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Sector 3 ee howlgalka Midowga Afrika (AUSSOM). Warqadda oo...

Heegan la geliyay laamaha Ammaanka Baydhabo, xilli ay kordheen mucaaradka KGS

by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Iyada oo ay sii xoogeysanayaan dadka sida weyn uga soo horjeeda Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo muddo sanado ah Maamulaya degaannads Koonfur Galbeed ayaa waxaa heegan la geliyay laamaha Ammaanka ee ku sugan Magaalada Baydhabo....
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.