• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS
Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…

Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay ku dhawaaqay in muddo hal sano ah loogu daray hay’adaha kala duwan ee dowladda. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in go’aankan uu ku saleysan yahay dastuurka cusub ee...

Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dalalka Khaliijka qaarkood ayaa la sheegay inay ka wada hadlayaan suurtagalnimada dib-u-eegis lagu sameeyo ama xitaa la joojiyo qaar ka mid ah qandaraasyada iyo maalgashiyada ay la leeyihiin Mareykanka, iyadoo tallaabadan loo arko mid ka dhalatay xiisadaha sii...

Qiimaha Shidaalka Muqdisho oo sare u kacay & walaac laga muujiyay

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Qiimaha shidaalka ee magaalada Muqdisho ayaa si lama filaan ah sare ugu kacay, iyadoo kororku gaarayo qiyaastii 77% marka loo eego qiimihii maalmo ka hor laga iibinayay suuqyada caasimadda. Maalmo ka hor, hal litir oo shidaal ah ayaa lagu iibinayay qiyaastii $0.65,...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo dambiile ku tilmaamay Mucaaradka diidan Dastuurks

by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay kulan mahadcelin ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud u sameeyey Xildhibaanada labada Aqal ee...

Wakiilkii QM ee Arrimaha Soomaaliya oo xilkii laga qaaday, xilli khilaafka doorashada…

by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita oo u dhalatay dalka Guinea, taas oo uu Xoghayuhu ku ammaanay kaalintii iyo adeeggii hufnaa ee ay ka gaysatay hawlgalka MONUSCO. Magacaabista James Swan ayaa timid iyadoo loo eegayo khibraddiisa baaxadda leh...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.