by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay isbeddel cusub oo lagu sameeyay taliska sare ee qaar ka mid ah hoggaanka ciidamada qalabka sida, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay dib-u-habeyn ballaaran oo muddooyinkii dambe ka socotay hay’adaha amniga dalka....
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Golaha Mustaqbalka Mucaaradka Kulankii ay Maanta yeesheen kaga arrinsanayeen jihada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan xaaladda saddex dowlad-goboleed oo kala ah Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabelle. Ilo ku dhow dhow xubnaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho kaga hadlay lacagaha iyo xoolaha ay kooxda Al‑Shabaab ka qaaddo dadka ku nool deegaannada ay maamusho, iyagoo ku tilmaamay “baad iyo qasab aan shareecada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa maalintii labaad ku xiran xabsi ku yaalla Magaalada Baydhabo Nabadoon Isaaq Widaadow, kaddib markii ay xireen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah. Nabadoonka ayaa la sheegay in xariggiisu yimid kaddib markii uu si...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khudbad uu ka jeedinaya xarunta capitol hill ee ah aqalka Congress ka ee dalka Maraykanka waxa uu weerar afka ah ku qaaday Soomaalida. Isagoo ka hadlayay waxa uu ku tilmaamay musuqmaasuqa ka dhacaya Mareykanka, madaxweyne...