by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Urur-Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay wada-hadallada u socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, iyadoo ku boorrisay dhammaan dhinacyada inay sii wadaan wadahadal daacad ah oo lagu xallinayo arrimaha taagan. IGAD waxay muujisay inay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dable Xoogga Nuur Cabdi Geeddi Nuur (Gaay Gaay) ayaa Lagu soo eedeeyay In uu Nafta Dhaafiyay Askari Saf Tirsiga Ciidmada ay ka wadaageen Ilaa Unugta, Waana Marxuum Ex Dable Xasan Yaasiin Cabdullaahi oo u Geeriyooday Xabad Ak 47 Dhagta kaga Dhacday Kow iyo labaatankii...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay si rasmi ah uga shaqeynayso dadaallo dhexdhexaadin ah oo lagu xallinayo qodobada wali ay isku hayaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya. UK ayaa carrabka ku adkeysay muhiimadda ay leedahay in dhammaan dhinacyadu muujiyaan tanaasul...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska. Intii kulanku socday, Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Marwo Sophie...
by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ku mideysan Golaha Mustaqbalka inay fashiliyeen wada-hadalladii ka socday Madaxtooyada Qaranka (Villa Soomaaliya), isla markaana ay ka soo horjeesteen in laga gaaro heshiis ku saabsan...