by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Laamaha amniga ee degmada Cabdicasiis ayaa maanta xiray Abwaan Xuseen Xasan Faras, oo kamid ah dadka degan xaafadda Buulo-Maaxaay, kadib bannaanbax saakay ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Wararka la helayo ayaa sheegaya in Abwaanka oo Caan ku...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shirkii labaad ee u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Golaha Mustaqbalka, oo ay qeyb ka yihiin Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, ayaa maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia. Kulanka oo uu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Boqolaal ka mid ah shacabka ku nool caasimadda ayaa maanta bannaanbax ka dhigay fagaaraha Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere, kaas oo ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya, iyagoo muujinaya cabasho ay ka qabaan dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. Dadka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Wasiir ka tirsan Somaliland ayaa u sheegay wakaaladda Wararka AFP in maamulka gobolkan uu diyaar u yahay in uu Maraykanka siiyo fursad gaar ah oo uu kaga faa’iideysto khayraadka macdanta, isla markaana uu u ogolaado in laga dhiso saldhigyo militari gudaha Somaliland....
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa sii xoogeystay khilaaf u dhaxeeya maamulka iyo laamaha amniga degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay iyo Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xilli xiisad amni laga dareemayo gudaha iyo duleedka degmada. Wararka laga helayo degmada Buurhakaba ayaa...