by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey dadaalka, dulqaadka iyo mas’uuliyadda ay muujiyeen muddadii ay socotay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamo hor leh ayaa ku biiray ciidamada Badbaadada Koonfur Galbeed, iyadoo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo cusub laga soo sheegayo degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Ciidamadan cusub ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u yihiin inay si rasmi ah uga mid noqdaan ciidamada...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ee Hoggaanada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa oo ka qabsoomay xarunta Akademiyada ee Generaal Kaahiye. Kulanka waxaa Warbixino la xiriira...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen u magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada. Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Dowladda Federaalka...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (JFS), ahna La-taliyaha Sare ee Amniga Xafiiska Raysal Wasaaraha, Mukhtaar Jeyte, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilalkii uu ka hayay dowladda. Mukhtaar Jeyte oo maanta ka degay...