by contact@fairytale-express.com | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa toddobaadka soo socda qorsheynaya inuu safar hal maalin ah ku tago dalka Itoobiya, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ilo ka tirsan xukuumadda Israa’iil oo la hadlay wargeyska The Times of Israel. Wararka ayaa sheegaya in...
by contact@fairytale-express.com | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliyaha guutada 16’aad ee Kumaandooska Danab, ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/Sare Cabdicasiis Xuseen Maxamed (Military), ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye, halkaas oo ay ku sugan yihiin cutubyo ka tirsan ciidanka Danab....
by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Hay’adaha sirdoonka iyo ammaanka ee dalka Kenya ayaa fashiliyey weerar ballaaran oo ay qorsheynaysay kooxda Al-Shabaab, kaas oo la doonayay in laga fuliyo magaalada caasimadda ah ee Nairobi. Howlgalkan ayaa yimid kadib baaritaan qarsoodi ah oo bilo socday, laguna...
by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya qalab ciidan oo loogu talagalay cutub ka tirsan Ciidanka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ay saldhig cusub ka sameysteen magaalada Laascaanood, oo ah xarunta gobolka Sool ee dowlad Goboleedka Waqooyi Bari. Tallaabadan ayaa lagu macneeyay mid ka tarjumeysa dadaalka dowladda federaalka ah ee lagu...