by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Somaliland ayaa si kulul u cambaareysay hadallo dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Turkiga, kuwaas oo ay ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin oo lagu wiiqayo xiriirka iyo iskaashiga ay Somaliland la leedahay dalalka iyo saaxiibbada gobolka. War-saxaafadeed...
by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay markale hub iyo gaadiid dagaal kala degtay Dekedda Weyn ee Muqdisho, iyadoo la arkayay dhaqdhaqaaq ballaaran oo la xiriira dejinta qalab militari oo culus. Goobjoogayaal ku sugnaa nawaaxiga dekedda ayaa sheegay in saqdii dhexe...
by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maanta oo ku beegan Maalinta Koowaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan, ayaa qeybo kamid ah degmooyinka Gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Maamulka Galmudug laga soo sheegayaa in aan laga soomin, kaddib go’aan ka soo baxay hoggaanka sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca....
by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo uu wehlinayay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa xalay kulan gaar ah oo albaabadu u xirnaayeen la qaatay Madaxweynayaasha Maamul-goboleedyada Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)...
by contact@fairytale-express.com | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in laga arkay Bisha Barakeysan ee Ramadaan qaybo ka mid ah gudaha dalka, taasoo muujinaysa bilowga bisha soonka ee sannadkan. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya ayaa sheegtay in warbixino la...