by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho gaar ah ku tegay hoyga Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaddib dhacdo muran dhalisay oo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay dhacdo caawa ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde), taas oo la xiriirtay in laga celiyay xeyndaabka garoonka Madaxweynihii hore ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hakad uu ku yimid shaqadii caadiga ahayd ee Dekadda Weyn ee Muqdisho, kaddib markii shalay halkaas uu kusoo xirtay markab dagaal oo ay leedahay Dowladda Turkiga. Markabka oo lagu magacaabo TCG SANCAKTAR,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha dalka Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa u magacaabay Ashraf Salem Zaher inuu noqdo Wasiirka cusub ee Difaaca iyo Madaxa Sare ee Warshadaha Milateriga, kadib kulamo iyo wada-tashiyo saacadihii u dambeeyay socday. Magacaabistan ayaa timid kadib markii xilka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah dagaal kula jirto kooxo xagjir ah oo ka soo galay dalka, kuwaas oo uu tilmaamay inay ka yimaadeen dalal dibadda ah. Wasiir Fiqi ayaa xusay in Ciidanka Xoogga...