• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

Dagaal ka socda degmada Luuq ee Gobolka Gedo

by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu wali ka socdo deegaanka Yurkud ee Gobolka Gedo, kaas oo saakay aroortii hore ka bilowday halkaasi. Dagaalka ayaa u dhexeeya laba beelood oo wada dega deegaanka, waxaana si xooggan...

Maraakiib dagaal oo ku soo wajahan Biyaha Soomaaliya

by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Dekedda magaalada Muqdisho ayaa maalmahan wajahaysa dhaqdhaqaaqyo amni iyo kuwo farsamo oo aan horay loo arag, kadib markii la xaqiijiyay in maraakiib dagaal oo ay leedahay Dowladda Turkiga ay kusoo wajahan yihiin caasimadda Soomaaliya. Maraakiibtan ayaa la filayaa...

Turkiga oo dalkiisa kasoo musaafuriyay Muwaadiniin Soomaaliyeed

by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dowladda Turkiga ayaa maanta dalkeeda ka soo tarxiishay ku dhawaad 40 muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo la filayo in goordhow laga soo dejiyo Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Muwaadiniintan ayaa isugu jira rag iyo dumar dhalinyaro ah, kuwaas...

Ciidanka xoogga dalka oo Gubay Booyad ay lahaayeen Al-Shabaab

by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | WARARKA

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa fuliyey howlgal amni oo si qorshaysan loo diyaariyey, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka Waabweyn ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa lagu beegsaday gaari booyad ah oo ay adeegsanayeen Ururka...

Nabaddoono kasoo laabtay Xaflad oo dhimasho iyo ku noqday Shil Gaari

by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Shil gaari oo aad u naxdin badan ayaa sababay geerida Nabadoon Axmed Deeq Cabdirisaaq Kilwe Cawaale Liiban iyo darawalkii gaariga waday, kadib markii uu la rogmaday Gaari ay saarnaayeen. Sidoo kale, shilkaas waxaa si daran ugu dhaawacmay Ugaaska Guud ee Beelaha Reer...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.