by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa la filayaa in ay magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed...
by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii la filayay in maanta ka qabsoomo magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay Madaxda Villa Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka. Sababta dib u dhaca ayaa lagu sheegay in xubnaha Golaha Mustaqbalka ay isku raaceen in shirka aan la qaban karin...
by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, Ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab, iyo kuwa Nabad-Sugidda Jubbaland ayaa la sheegay inay guul ballaaran ka gaareen howlgal amni oo ay ka fuliyeen deegaanka Maanbile, oo ku yaalla jiinka Wabiga Jubba, duleedka degmada Jamaame....
by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay weerar toogasho ah oo ka dhacay dugsi sare oo ku yaalla magaalada Tumbler Ridge, gobolka British Columbia ee dalka Canada, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha booliiska dalkaas. Booliisku waxay sheegeen in lix qof laga helay meydadkooda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Nabadoon Cali Jarahaye ayaa lagu dilay duleedka deegaanka Roox oo hoostaga degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, xilli uu ka soo qaadanayay caanaha geel uu lahaa. Dilka Nabadoonka ayaa la sheegay in ay geysteen maleeshiyaad hubeysan, waxaana loo aaneynayaa colaad...