• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

Siyaasiyiin Caan ah oo cadeeyay mowqifkooda waxka-bedelka Dastuurka

by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Siyaasiyiinta kala ah Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa si wadajir ah u bogaadiyey ansaxinta dhammeystirka iyo wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-meelgaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan ugu yeeray Xildhibaanadii Dastuurka…

by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa lagu wadaa inuu berri afur u sameeyo dhammaan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa qoraal casuumaad rasmi ah u diray...

War kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir

by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Muqdisho ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aanka taariikhiga ah ee ay Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliyaku ansixiyeen Dastuurka Dalka oo muddo dheer ku soo jiray geeddi-socod qabyo-tir ah. Waxaan...

War cusub oo kasoo kordhay Xildhibaannadii ku xayirnaa Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xildhibaanadii ku xayirnaa Hotel Airport ee magaalada Muqdisho lagana soo doorto Puntland ayaa loo ogolaaday inay safri karaan, sida ay sheegayaan xogaha laga helayo ilo kala duwan oo ku dhow dhow Xukuumadda Federaalka. Wararka ayaa tilmaamaya in go’aankan uu yimid...

Dowladda Soomaaliya oo siideysay la-taliyihii Madaxweyne Deni

by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | WARARKA

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo xalay weeraray Airport Hoteel kadibna la baxay Axmed Cabdi Hurre oo ah La-taliyaha Siciid Deni ayaa ugu danbeyntii Galabta lasoo daayay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo Reer Puntland ah ayaa hotelkii kaga...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.