by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta xaaladdeedu deggen tahay, iyadoo halkaas dib uga furmayo kulankii wadajirka ahaa ee labada Aqal ee Baarlamaanka, kaddib khilaaf siyaasadeed oo sababay in xildhibaano la ganaaxo, halka qaar kale oo mucaarad ah ay qaadaceen fadhiyada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Moorigaabey, oo ka tirsan degmada Xuddur, xarunta gobolka Bakool. Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysay howlgalka, hawlgalkan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si buuxda u taageersan tahay hindisaha nabadeed ee la xiriira Qasa, kaas oo uu hormuud ka yahay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde, Cabdinaasir Maxamuud Gurey, kaas oo lagaga hadlay weerar bastoolad ah oo dhawaan lagu qaaday Maareeyaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaddib dagaal dhawaan halkaas ka dhacay oo sababay khasaare kala duwan. Sida ay...