• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

Wafdi Horudhac ah oo ka socda Jubbaland iyo Puntland oo Maanta ku wajahan Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | WARARKA

Ilo xogtooda lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in wafdigii u horreeyay ee ka socda maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland ay maanta kusoo wajahan yihiin magaalada Muqdisho. Wararku waxay tilmaamayaan in safarkan uu yimid kadib cadaadis caalami ah oo lagu saaray...

Xildhibaannada mucaaradka oo ku dhawaaqay inay Guddoomiye cusub dooran doonaan

by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay si adag uga hadleen qorshe ay ku tilmaameen mid halis ku ah dastuurka dalka, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Xildhibaanadu waxay sheegeen in dhammeystirka...

Xildhibaano uu kamid yahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo laga joojiyay Kulamada labada Aqal

by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow, iyo Guddoomiyaha ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa si wadajir ah u soo saaray go’aan rasmi ah oo looga joojinayo Xildhibaano...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weeraro Kooxda SRF ka geysatay Suudaan

by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarrada dambiyeed ee ay Kooxda Rapid Support Forces (RSF) ku qaadeen xarumo rayid ah iyo kolonyo gargaar oo ay leeyihiin Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), kuwaas oo ka dhacay gobollada North Kordofan...

DFS oo u hanjabtay Shirkadda Imaaraadka ee maamusha dekadaha ku yaalla dowlad Goboleedyada

by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u sheegtay in ay iyada oo keli ah mas’uul ka tahay khayraadka dabiiciga ah iyo kaabeyaasha istaraatiijiga ah ee dalka, isla markaana ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonto shirkadaha Imaaraadka Carabta ee gacanta ku haya...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.