by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa si adag uga digtay dadaallo ay sheegtay in ay wadaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo la doonayo in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka Kumeel-gaarka ah, iyada oo aan la raacin hannaan sharci ah oo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa war-saxaafadeed rasmi ah ka soo saaray xaaladda cakiran ee ka taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo si kulul u dhaliilay khilaafaadka siyaasadeed iyo buuqa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Buuq iyo jahwareer ayaa saaka ka taagan furitaanka kulanka maanta ee Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii qaar kamid ah Xildhibaanada mucaaradka ay si xooggan u diideen hab-socodka kulanka. Ciidamo farabadan oo ka tirsan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa lagu wadaa in uu safar rasmi ah ku tago magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed. Ilo ku dhow safarka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 7, 2026 | WARARKA
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo guluf colaadeed ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, kaddib markii Ciidanka Xoogga Dalka ay aroortii hore ee saakay bilaabeen howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab. Wararka laga helayo...