by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo looga...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | WARARKA
Ciidamada Amniga Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in ay ku raad-joogaan Cabdiraxmaan Nishow, oo la sheegay in uu dhaawac ku sugan yahay, isla markaana ay weheliyaan maleeshiyaad hubeysan. Sida lagu baahiyay Telefishinka ku hadla afka Maamulka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | Uncategorised
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Teedaan, oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaddib howlgal amni oo si qorsheysan loo fuliyay. Howlgalka ayaa waxaa ka qeyb qaatay boqolaal askari oo ka tirsan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkw Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan dhiirigelin ah kula qaatay Magaalada Kismaayo, Saraakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM ee Dowlada Maraykanka ee ka howlgalla Jubaland. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo, isaga oo ku tilmaamay inuu ahaa isku day amni darro lagu carqaladeynayay xasilloonida gobolka. Madaxweynaha oo hadal...