by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin mucaarad ah ayaa si rasmi ah uga soo horjeestay wax-ka-beddelka lagu sameeyay Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay mid aan loo marin habraac sharci ah oo waafaqsan...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa, iyagoo si rasmi ah u ansixiyay cutubyada 5aad ilaa 15aad ee wax-ka-beddelka lagu sameeyay Dastuurka. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kadib markii xalay ciidamo katirsan kuwa Booliska ee Soomaaliya ay weerareen Hotelka Airport ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay deganaayeen xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka gaar ahaan kuwa laga soo doorto Puntland, ayaa la sheegay in...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Jubbaland ayaa si cad uga soo horjeestay wax-ka-beddelka lagu sameeyay qodobo ka mid ah Dastuurka Federaalka Soomaaliya, kaas oo la qorsheynayo in maanta ay ansixiyaan Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka. Warsaxaafadeed ka soo baxay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Puntland ayaa si kulul u cambaareysay weerar saaka aroornimadii hore (03:00am) lagu qaaday xildhibaannada iyo senatarada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ku sugnaa Hotel Airport ee magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed ka...