by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warbaahinta dalka Pakistan ayaa baahisay in wadahadallo rasmi ah ay ka socdaan magaalada Islamabad, kuwaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowladda Pakistan, kuwaas oo ku saabsan suurtagalnimada in Soomaaliya ay hesho diyaaradaha dagaalka ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa maanta lagu wadaa in Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada Aqal ay yeeshaan fadhi xasaasi ah oo lagu falanqeynayo cutubyo ka tirsan Dastuurka KMG ah, kaddib qalalaase xooggan oo ka dhashay kulan toddobaadkii hore. Fadhigii hore ayaa ku dhammaaday...
by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa sii xoogeysanaya dadaallo ballaaran oo lagu doonayo in lagu yareeyo khilaafka siyaasadeed ee ka aloosan Soomaaliya, kuwaas oo ay hormuud ka yihiin wakiillada beesha caalamka, gaar ahaan safiirrada iyo diblomaasiyiinta caalamiga ah ee fadhigoodu yahay magaalada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb. James Swan, ayaa ugu baaqay madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland in ay yimaadaan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shir wadatashi ah oo lagu raadinayo xal rasmi ah oo lagu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maxkamadda Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday in maalinta Talaadada la fulin doono xukun toogasho ah oo lagu riday Hodon Maxamuud Diiriye, oo horay loogu helay dambiga dilka marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdiraxmaan. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay...