by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si rasmi ah u sii daayay Senator Ilyaas Badal Gaboose, oo u xirnaa tan iyo dib u doorashadii Madaxweynaha, taas oo ah tallaabo loo arkay mid lagu xoojinayo wadahadalka iyo dib u...
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay adkaysay baratakoollada amniga ee Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, kaddib xog sirdoon oo muujinayay khataro amni oo ka imaan kara dhaq-dhaqaaqyo hubeysan oo aan marin habraacyada sharciga ah....
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | WARARKA
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray maanta si kulul ugu cambaareeyay go’aan ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojisay duulimaadyadii ka soo kala baxay magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe, kuwaas oo siday wufuud hordhac ah oo ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira in 20 Xildhibaan oo isugu jira...
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Puntland ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay sheegtay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku khatar geliyeen nolosha saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Puntland, kuwaas oo u safrayay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Madaxtooyada...