by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in amarka lagu celiyay diyaaradaha sidday ciidamada gaarka ah ee ka socday Puntland iyo Jubaland uu si toos ah uga soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Diyaarado siday ciidamo gaar ah oo ka socday Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa hawada laga celiyay, xilli ay ku soo wajahnaayeen magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bixisay amarka lagu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay gudaha magaalada Hawasa ee gobalka Sidama, dalka Itoobiya, iyadoo aan weli si rasmi ah loo shaacin sababta ka dambeysa dilkooda. Dadka la dilay ayaa la sheegay in ay u joogeen magaalada Hawasa arrimo caafimaad, balse...
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shir gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo shirka la filayo inuu maalmaha soo socda ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal si wanaagsan loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Ururka 8-aad...