by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo watay hub culus. Ciidamadan ayaa loo qorsheeyay inay sugaan...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawadeeda ka mamnuucday diyaaradda rakaabka ee Arkia Airlines, oo laga leeyahay Israa’iil, taas oo ku sii jeedday dalka Thailand, sida ay xaqiijiyeen ilo warbaahineed. Shirkadda Arkia ayaa sheegtay in go’aanka Soomaaliya uu ku...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Mareykanka ay awood u yeelan doonaan in ay toos u toogtaan una adeegsadaan gantaallo casri ah burcad-badeedda Soomaaliya haddii ay ku soo dhowaadaan maraakiibta ku socda badaha caalamiga ah. Trump...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Madaxda Sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa xilligaan walaac xoogan ka muujiyay boob lagu haayo dhul ay leedahay Jaamacadda oo kuyaalla Magaalada Muqdisho. Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeed kasoo baxay Raktarka Jaamacadda. Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS)...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xilka uga qaaday Taliyihii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage. Odowaa Yuusuf Raage, oo hore laba jeer u soo noqday taliyaha ciidamada milateriga, ayaa lagu...