by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Xubno ka tirsan Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo gaaraya ilaa siddeed guddoomiye guddi joogto ah iyo habdhowre ku-xigeen, ayaa maanta kulan la leh Wakiillo ka socda Beesha Caalamka. Xubnahan ayaa ka soo baxay shirkii ugu dambeeyay ee...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa ka hadashay weerar lagu qaaday xilli ay khudbad jeedinaysay, iyadoo sheegtay in haddii aanay ilaalada ammaankeeda goobta joogin, ay iyadu si toos ah uga falcelin lahayd ninkii ku tuuray dareeraha....
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa guul weyn ka gaaray howlgal amni oo ay ka fuliyeen duleedka deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay gacanta ku dhigeen keyd miinooyin iyo walxo qarxa oo ay Al-Shabaab si...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ciidamo wata cagaf-cagafyo ayaa maanta burburin ballaaran ka fuliyay Xaafadda Jaamacadaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku burburiyeen guryo iyo goobo ganacsi oo ay lahaayeen dad shacab ah. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in hawlgalkan uu si kedis ah...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 4-aad, ayaa saakay waaberigii howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Alanleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku burburiyeen difaacyadii Ururka Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanayay...