by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay Israa’iil ku sheegtay inay ku aqoonsatay Somaliland, isagoo ku tilmaamay tallaabo halis ku ah amniga, dhaqaalaha iyo xasilloonida guud ee gobolka Geeska...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Waxaa Maalintii labaad la filayaa inay Magaalada Muqdisho kulamo kale ku yeeshaan Guddiyada farsamada Golaha Mustaqbalka & Dowladda Soomaaliya, iyada oo kulankii ugu dambeeyay la sheegay inay heshiisyo hordhac ah ku gaareen. Wararka uu helay Banaadir24 ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Mareykanka ayaa dib u bilawday kaalmada ay siiso Soomaaliya, kadib muddo kooban oo ay joojisay taageerada kadib markii ay soo ifbaxeen warar iyo muran ku saabsan dhac iyo burbur lagu sameeyay bakhaar ay leedahay World Food Programme (WFP) ee ku yaallay...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay fawdada ka dhacday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taas oo la xiriirta isku dayga Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Aadan Maxamed Nuur, uu ku doonayo in lagu sameeyo wax ka beddel aan heshiis lagu ahayn...
by contact@fairytale-express.com | Jan 28, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Durmuş Ünüvar, oo booqasho rasmi ah ku...