by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Puntland ayaa soo saartay warmurtiyeed rasmi ah oo kasoo baxay Shirkii Wadatashiga ee ka qabsoomay magaalada Garoowe, kaas oo ay ka qeyb galeen Madaxda Sare ee Puntland iyo xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Puntland....
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri oo Arbaco ah la qabanayo kulan wadajir ah oo ay yeelanayaan Labada Aqal ee Baarlamaanka, kaas oo ajandihiisu yahay marxaladda 3aad ee dib u eegista Dastuurka KMG ah. Kulankan...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada Deegaanka ayaa maanta fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmada Moqokori iyo Deegaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan oo si xeel-dheer loo agaasimay ayaa lagu beegsaday...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar hoose oo laga helay qaar ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in si hoose loo xaliyey tabashooyinkii ay ka qabeen geeddi-socodka wax ka beddelka Dastuurka Federaalka. Xildhibaanadan oo hore u muujiyey walaac ku...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha, laguna afduubtay xeebaha Puntland ee Soomaaliya, si nabad ah loo soo badbaadiyay 2-da Maarso. Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ee Soomaaliya...