by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maxkamadda Cadaaladda Bariga Afrika oo mar kale dhegeysan doonta dacwadda xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC Maxkamadda Cadaaladda Bariga Afrika ayaa mar kale dhegeysan doonta dacwadda la xiriirta xildhibaannada sagaalka ah ee Soomaaliya ku metelaya...
by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dhalinyaro ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland oo dhawaan tababar shaqo ugu baxay dalka Israa’iil ayaa weli ku sugan halkaas, xilli ay dalkaasi ka dhacayaan weerarro dhinaca cirka ah oo kordhiyay walaaca laga qabo xaaladda amni. Dhalinyaradan...
by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dalalka Khaliijka qaarkood ayaa la sheegay inay ka wada hadlayaan suurtagalnimada dib-u-eegis lagu sameeyo ama xitaa la joojiyo qaar ka mid ah qandaraasyada iyo maalgashiyada ay la leeyihiin Mareykanka, iyadoo tallaabadan loo arko mid ka dhalatay xiisadaha sii...
by Banaadir | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LOCAL NEWS, WARARKA
Iskahorimaadka sii xoogeysanaya ee udhexeeya Maraykanka iyo Iiraan ayaa muujinaya in labada dhinac ay ku shaqeynayaan laba jadwal oo siyaasadeed oo aad u kala duwan, taas oo saameyn ku yeelan karta sida dagaalku u socdo iyo sida uu ku dhammaan karo. Maamulka...
by Banaadir | Mar 5, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS
Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGC) ayaa sheegay in ciidamadooda badda ay saaka aroortii hore weerareen islamarkaana gantaal ku dhufteen markab shidaal oo Mareykan ah oo marayay waqooyiga Gacanka Carbeed. War ay IRGC soo saartay ayay ku sheegtay in...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Xiisadda amni ee ka taagan Bariga Dhexe ayaa sii xoogeysatay kaddib markii Iran ay maanta markale sii wadday duqeymo la sheegay inay ku beegsaneyso saldhigyada ciidamada Mareykanka ee ku yaalla dalalka Khaliijka. Wararka ka imanaya gobolka ayaa sheegaya in dhawaaqyo...