• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

DUNIDA

Xaaji Muxudiin oo Lagu Dilay Koonfur Afrika, xilli wafdi ka socda DFS…

by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | BUSINESS, DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Xaafadda Delft ee magaalada Cape Town, dalka Koonfur Afrika, waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Xaaji Muxudiin Axmed Nuur, kadib weerar hubeysan oo lagu qaaday dukaankiisa. Dilka ayaa dhacay xilli marxuumka uu ka shaqeynayay dukaankiisa,...

Soomaaliya oo la soo wareegeysa diyaaradaha ay ku dagaalamaan Ciidamada Cirka Hindiya

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Warbaahinta dalka Pakistan ayaa baahisay in wadahadallo rasmi ah ay ka socdaan magaalada Islamabad, kuwaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowladda Pakistan, kuwaas oo ku saabsan suurtagalnimada in Soomaaliya ay hesho diyaaradaha dagaalka ee...

Wakiilada Beesha Caalamka oo cadaadis saaraya Madaxda DFS & Mucaaradka

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Waxaa sii xoogeysanaya dadaallo ballaaran oo lagu doonayo in lagu yareeyo khilaafka siyaasadeed ee ka aloosan Soomaaliya, kuwaas oo ay hormuud ka yihiin wakiillada beesha caalamka, gaar ahaan safiirrada iyo diblomaasiyiinta caalamiga ah ee fadhigoodu yahay magaalada...

Masar oo dalkeeda ka joojisay Dadka wata Baasaboorka Soomaaliya

by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Xukuumadda Masar ayaa si lama filaan ah u joojisay in dadka wata Baasaboorka Soomaaliyeed ay dalkaasi soo galaan, ilaa ay ka helaan Viza “Sticker” ah oo si gaar ah loogu dhajiyo baasaboorka. Go’aankan ayaa lagu wargeliyay shirkadaha diyaaradaha ka howl gala...

Ciidamada Israa’iil oo Maanta duqeyn ku dilay Carruur Falastiiniyiin ah, xilli…

by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Ugu yaraan 12 qof oo Falastiiniyiin ah, kuwaas oo kala-bar ay carruur yihiin, ayaa lagu dilay duqayn culus oo ay ciidanka Israa’iil tan iyo waaberigii maanta ka wadeen Marinka Qasa, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta caafimaadka ee maamulka Qasa. Maamulka Qasa ayaa u...

XOG: Turkiga oo cadeeyay sababaha uu diyaaradaha u keenay Soomaaliya

by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA

Wargeyska ku dhow dowladda Turkiga ee Middle East Eye ayaa ku warramay in dowladda Turkiga ay Arbacadii shalay Soomaaliya geysay saddex diyaaradood oo dagaal oo nooca F-16 ah, kuwaas oo lagu sheegay in loo adeegsanayo ilaalinta maalgashiga Turkiga ee dalka. Warbixintu...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.