by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawadeeda ka mamnuucday diyaaradda rakaabka ee Arkia Airlines, oo laga leeyahay Israa’iil, taas oo ku sii jeedday dalka Thailand, sida ay xaqiijiyeen ilo warbaahineed. Shirkadda Arkia ayaa sheegtay in go’aanka Soomaaliya uu ku...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa ka hadashay weerar lagu qaaday xilli ay khudbad jeedinaysay, iyadoo sheegtay in haddii aanay ilaalada ammaankeeda goobta joogin, ay iyadu si toos ah uga falcelin lahayd ninkii ku tuuray dareeraha....
by Banaadir | Jun 22, 2025 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Madaxweyne Donald Trump ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada Maraykanka ay duqeeyeen saddex goobood oo ku yaalla Iiraan, talaabo si toos ah Mareykanka uga qeyb-gelienysa dadaalka Israel ee lagu doonayay in lagu curyaamiyo barnaamijka nukliyeerka ee dalkaas. “Waxaan soo...
by Banaadir | Jun 16, 2025 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa ka fiirsanaya in si weyn loo ballaariyo xayiraadda socdaalka ee horey loo saaray dalal ay ku jirto Soomaaliya, iyadoo la qorsheynayo in gelitaanka Mareykanka laga mamnuuco ilaa 36 waddan oo dheeraad ah, sida lagu sheegay warqad...