by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka naga soo gaaraya Degmada Dayniile ayaa sheegaya in maanta carro tuur la dhigay qaybo ka mid ah jidka Warshadaha, gaar ahaan inta u dhexeysa Aargada Dayniile iyo dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Dadka deegaanka ayaa sheegay in tallaabadan ay si...
by contact@fairytale-express.com | Mar 3, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa laga waayay liiska madaxda ay Dowladda Qatar uga mahadcelisay garab istaagga ay muujiyeen kaddib xiisaddii amni ee ka dhalatay weerarrada uu Iiraan ku qaaday dalalka gobolka. Arrintan ayaa...
by Banaadir | Mar 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Kuwait ayaa maanta oo Isniin ah sheegtay in dhowr diyaaradood oo dagaal oo Mareykanu leeyahay ay ku burbureen gudaha dalkaasi, hase yeeshee dhammaan shaqaalihii saarnaa ay ka badbaadeen, iyadoo xiisadaha ka aloosan Galbeedka Aasiya...
by Banaadir | Mar 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballan-qaaday in uu sii wadi doono waxa uu ku tilmaamay “howlgal xaq ah” oo ka dhan ah Iran, ilaa laga gaarayo “dhammaan ujeeddooyinka la dejiyey”, isaga oo sidoo kale qiray in ay suuragal tahay in askar kale oo Mareykan ah ay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Iran ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Erbil, sida ay werisay Kurdistan24. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in jugta qaraxyo culus laga maqlay gudaha iyo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kooxo hubeysan ayaa gudaha dalka Koonfurta Suudaan ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Sheekh Aadam, sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa. Marxuumka oo ka shaqeynayay darawalnimo ayaa la sheegay in kooxaha hubeysan ay ka dejiyeen gaari uu...