• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

DUNIDA

Somaliland oo Safiir u Magacaawday Israa’iil ( Warsaxaafadeed)

by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Somaliland ayaa Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud u magacaabay inuu noqdo Safiir Buuxa oo Awood leh oo Somaliland u fadhin doona Dawladda Israa’iil. Magacaabistan ayaa ka dambeysay qiimeyn iyo tixgelin ku saabsan khibradda, aqoonta, iyo waayo-aragnimada...

Trump oo weeraray Soomaalida iyo Ilhan Cumar oo ku qaylisay

by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa khudbad uu ka jeedinaya xarunta capitol hill ee ah aqalka Congress ka ee dalka Maraykanka waxa uu weerar afka ah ku qaaday Soomaalida. Isagoo ka hadlayay waxa uu ku tilmaamay musuqmaasuqa ka dhacaya Mareykanka, madaxweyne...

Qarax lagu dilay Askar Kenyan ah iyo Al-Shabaab oo sheegtay

by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaarissa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsan Ciidamada Kenya saacadihii la soo dhaafay, xilli ay ka baxeen xerada ay ku leeyihiin deegaanka Dhaashooy ee hoostaga degmada Faafi. Sida ay wararku...

Dowladda Ingiriiska oo farogelisay khilaafka dowladda iyo Mucaaradka

by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay si rasmi ah uga shaqeynayso dadaallo dhexdhexaadin ah oo lagu xallinayo qodobada wali ay isku hayaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya. UK ayaa carrabka ku adkeysay muhiimadda ay leedahay in dhammaan dhinacyadu muujiyaan tanaasul...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Qoyska Boqortooyada Ingiriiska?

by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska. Intii kulanku socday, Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Marwo Sophie...

DFS oo Maraykanka u Bandhigtay Saldhigyo Ciidan iyo Maalgelinta Macdanta Qaaliga ah

by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay Maraykanka siiso saldhigyo ciidan isla markaana u ogolaato ka faa’iidaysiga macdanaha qaaliga ah ee dalka ku jira, sida uu sheegay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad. Wasiirka ayaa...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.