by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas oo sababay dhimashada in ka badan 50 qof oo rayid ah, isla markaana lagu afduubtay haween iyo carruur....
by Banaadir | Feb 22, 2026 | DUNIDA
Madaxweynaha Iiraan, Mazoud Peseshkian, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uusan u jilicsanaan doonin cadaadis uga imanaya Mareykanka, kadib markii madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu sheegay inuu ka fiirsanayo weerarro xaddidan oo lagu qasbayo Tehran inay heshiis ka...
by Banaadir | Feb 22, 2026 | DUNIDA
Pakistan ayaa habeenkii xalay ahaa fulisay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah kooxo hubeysan oo ku sugan dalka deriska la ah, Afghanistan, halkaasoo dowladda Afghanistaan ay sheegtay in carruur iyo dad kale oo badan ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen. Dowladda Pakistan ma...
by Banaadir | Feb 21, 2026 | DUNIDA, WARARKA
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu ka fiirsanayo suurtagalnimada weerar milatari oo xaddidan oo ka dhan ah dalka Iran, xilli ciidamada Mareykanka ay kordhinayaan joogitaankooda gobolka. “Waxaan qiyaasayaa inaan dhihi karo waan ka fiirsanayaa...
by Banaadir | Feb 20, 2026 | DUNIDA
Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran ayaa sii xoogeysaneysa, iyadoo laga cabsi qabo in haddii dagaal toos ah uu qarxo, uu si degdeg ah ugu fido guud ahaan Bariga Dhexe. Dowladda Israa’iil ayaa la sheegay inay isku diyaarineyso suurtagalnimada in ururka Xisbullah...
by Banaadir | Feb 20, 2026 | DUNIDA
Mareykanka ayaa Khamiistii ku dhawaaqay cunaqabateyn lagu soo rogay saddex taliye oo ka tirsan maleeshiyaadka Rapid Support Forces (RSF), iyada oo lagu eedeeyay doorkooda go’doomintii 18-ka bilood socotay iyo qabsashadii magaalada Al-fashir, halkaas oo lagu tuhunsan...