by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen u magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada. Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Dowladda Federaalka...
by Banaadir | Jun 15, 2025 | ENGLISH NEWS, ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Agaasimaha cusub ee hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah xilkan ula wareegay kadib markii dhowaan mar kale loo magacaabay agaasimaha hay’adda. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday xarunta...
by Banaadir | Jun 15, 2025 | ENGLISH NEWS, ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Maamulka Puntland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahan ajnabi ah oo ka tirsan kooxda Daacish, kaasoo ay ku andacoodeen inuu u dhashay dalka Turkiga. Sheegashadan ayaa durba dhalisay diidmo ka timid dhanka Turkida. Sida lagu sheegay war kasoo baxay...
by Banaadir | Jun 14, 2025 | ENGLISH NEWS, ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WORLD NEWS
Chinese Foreign Minister Wang Yi on Thursday held meetings with several African dignitaries who are in China for the opening ceremony of the fourth China-Africa Economic and Trade Expo, as well as the Ministerial Meeting of Coordinators on the Implementation of the...